Video: Fardowsa qashin ayay dollar u beddeshay

Muqdisho (Caasimada Online) – Fardowsa Cali Ibraahim, oo ah arday jaamacadeed oo Muqdisho ku sugan, ayaa la-timid fikard ay caagagta biyaha laga cabo ee qashinka ah ay ugu beddeleyso miisas aad u qurux badan, oo ay ku iibiso lacag ay ugu yar tahay 30 dollar midkiiba. Warbixin ku saabsan sida ay ku hindistay hoos ka daawo.