Video: Xamar: Nabadda darteed ayaa 22 sano kadib la sameynayaa arrintan

Caasimada Online:  Magaalada Muqdisho waxaa waayadaan dambe lagu arkayaa arimo waa hore ugu dambeeysay oo aan la arag sanadihii dambe taa oo lagu arkaya Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

Shacabka Soomaaliyeed ee Reer Muqdisho ayaa aad u soo dhaweynaya arimahaan aan idiin sii qarinayo oo aad ku arki doontaa Muuqaalka Video-ga ee nala daawada.

HALKAAN KA DAAWO: