Video: Muungaab oo looga yaabsaday xafladii ka dhacday Stockholm (Daawo)

Xaflad lagu soo dhaweeynayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo lagu qabtay magaalada Caasimadda ah ee Stockholm ee Wadanka Sweden.

 Soo dhaweeynta Xaflada ayaa waxaa halkaasi qudbado kala duwan ka jeediyay Siyaasiyiin, Abwaano iyo qeybaha kala duwan ee Jaaliyada Soomaalida Sweden balse waxaa halkaa ka dhacay Hadalo kulul oo la isugu jawaabay kuwaas oo ay is dhaafsadeyn Abwaan Mustafe Sheekh Cilmi iyo Gudoomiye Muungaab.

Gudoomiye Muungaab oo caro ka muuqata ayaa hadalo kulul ugu jawaabaya Abwaan Mustafe oo gabay ku weeraray Siyaasada Somalia balse maxaa dhacay nala daawo.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: