Daawo Video: Muuqaalka Muqdisho ee xilliyada habeenkii oo si weyn isku badalay (Bilic cusub)

Muuqaalka guud ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa si weyn isku badalay kadib, Horumaro dhinacyo badan oo ay Magaaladu  ku talaabsaday.

Muqdisho isma lihid sidaan ayey noqoneysaa marka loo fiiriyo Sanadihii ugu dambeyay ayadoo haatan si weyn isku badashay Bilic ahaan iyo Muuqaal ahaanba ee nala daawo muuqaalkii u dambeeyay ee laga soo duubay.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: