24.4 C
Mogadishu
Saturday, July 12, 2025

Video: Nin iligiisa ku qaadaya mid ka mid ah xayawaanka ugu culus

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Sidee ayaad ku yaqiinsan kartaa inaad leedahay tayadaan? Mase jiraa shaqsi leh ilig sidaan u xoogan oo ninkaan tartan la geli kara?

Malaha ninkaani wuxuu si aad ah ugu tababartay inuu iligiisa ku qaado xayawaano kale ka hor inta uusan isku deyin inuu qaado dameerkaan.

Marka aad daawato muuqaalkaan waxaad la yaabeysaa sida uu ninkaani iligiisa ugu qaadayo dameerkaan… Laakiin waa farsamo u gaar ah oo adduunka uu kusoo kordhiyey.

- Advertisement -

Read more

Local News