25.4 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025

Video: SOMALILAND oo fadeexad kala kulantay Awdal iyo odayaal…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Boorama (Caasimada Online) – Qorshe xukuumadda Somaliland ay dooneysay inay dadweynaha gobolka Awdal ku diiwaan geliso si ay uga qeyb galaan doorashooyinka Somaliland ayaa fashil iyo fadeexad ku dhammaaday.

Qaar ka tirsan odayaasha iyo waxgaradka Awdal ayaa ku gacan saydhay qorshe uu watay guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo dhowaan tagay deegaanada Awdal.

- Advertisement -

Read more

Local News