Video: Xasan Sheekh oo bah-dilay dhallinyarada Soomaliyeed ee jooga magaalada Milan (Daawo)

Milano (Caasimada Online) –  Madaxweyne Xasan Sheekh oo ayaa la hadlay qaar ka mid ah Dhallinyarada Soomaalida ah ee jooga Magaalada Milano.

Hadalada Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa “Yurub ma waxad u timaden inad heshan xabad rooti iyo baaquli maraq ah, uma qalanto nolosha aad kaso tagten iyo mida aad u timaden”.

Madaxweyne ayaa bah dilay kana xishodsiiyay dhalinta soomaaliyeed ee ku sugan magalada milano ee dalka talyaani isago shegay in aysan jirin qatar ama dhib loo maro sida ay yurub u gaari lahayen somaliyana ay tahay meel aad u wanaagsan isagoona ku daray in uusan u jeedin isbadal weyn oo dhibka ayso maren u qalma ama u iman doona waxa uuna yiri “Yurub dadkii hore u yimid wa macqul in ay fursado heleen laakiin aad ayey u yar tahay inaad heshaan fursadahaas oo kale. Ayuu yiri Madaxweynaha.

Khudbadii madaxweyne Xsaan Sheikh