26.8 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025

HIIGSIGA 2020-ka: Geedi-socodka badbaadinta & dib u soo nooleynta qaranka SOOMAALIYEED.!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

HORDHAC

Golaha Shacabka iyo Xukuumadda Federaalku waxay si rasmi ah u soo saareen 28kii Luulyo 2015 go’aan ah in Higsiga 2016 fashilmay maadaama aysan dhameystirmin howlihii iyo hay’adihii lagama maarmaanka u ahaa doorashooyin ka dhaca dalka. Higsiga 2016 oo ahaa in dalka nidaam federaala, xisbiyo iyo doorasho hal qof iyo hal cod ah la gaarsiyo sanadka 2016ka, kaasoo kolkiisa horeba ahaa riyo maalmeed haddii la eego xaaladda siyaasadeed iyo tan nabadgelyo ee uu dalka ku suganyahay.

Warbixinta oo dhameysan hoos ka aqriso

[pdf-embedder url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2015/09/Higsiga-2020-–-Geedi-Socodka-Badbaadinta-iyo-Dib-U-Soo-Nooleynta-Qaranka-Soomaliyeed.pdf”]
- Advertisement -

Read more

Local News