28.5 C
Mogadishu
Tuesday, April 21, 2026

Video Yaa is dhahaya halkaan ayaa ah MUQDISHO “Muuqaallo farxadeed)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo dib u heshay adeegyo ka maqnaa 23-kii sano ee burburka ahaa waxaana haatan la dareemayaa arimo ku farxad gelinaya marka aad aragto.

Arinta Bulshada reer Muqdisho farxad gelisay ayaa hubaa in adne ay ku farxad gelin doonto aqristoow waana Nidaamka Dowladeed ee dib loo helay ee daawo Muuqaalkani.

HALKAAN KA DAAWO:

 

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News