Video sir badan kashifay: Hargeysa iyo Garoowe ma dhul Soomaali baa mise Itoobiya? (Daawo) !!

Garoowe (Caasimada Online) – Waxaa ay ahayd laba maalin ka hor markii looga dabaal degay xuskii 24 guuradii marka xukunka laga tuuray taliye kaliyii Mingistu Xayle Maryama ee Dalka Itoobiya. Xukunka oo ay markaa la wareegeen jabhaddi TPLF.

Haddaba waxaa ay dad badani is weydiinayaan, maxaa keenay in gayiga Soomaaliyeed looga dabbaal dego guulihii jabhadda hadda haysata dalka Itoobiya ee TPLF. Arrintaan ayaa waxaa ay ka marqaati kaceysa in Soomaaliya ay iminka ka taliyaan dowladda Itoobiya, Somaliland iyo Puntland ay qarka u saaran yihiin in aay ka mid noqdaan Itoobiya.

Waa ayaan darro in dhul Soomaaliyeed iyo kuwii maamulka isku sheegay ay maanta u sacbo tumaan guulihii TIgreeda.

Hargeisa October 5

[fbvideo link=”https://www.facebook.com/WiilsadeCalikulan/videos/10153213856326089/” width=”500″ height=”400″ onlyvideo=”1″]

Garoowe October 1, 2015

[fbvideo link=”https://www.facebook.com/video.php?v=886621401434293″ width=”500″ height=”400″ onlyvideo=”1″]