Daawo Sawirrada: Maxaa kaga baxay Sawirradan soo socda ee carruurtan Soomaaliyeed khuseeya

Muqdisho (Caasimada Online) – Kronprins Haakon oo ah Boqor sugaha dalka Norway ayaa booqasho aan lasii shaacin ku gaaray Iskuulo badan oo ay dhigtaan Carruur Soomaaliyeed.

Iskuulada uu Mr Kronprins Haakon booqday ayaa ku yaalla xaafadda Gamlebyen waxa uuna Boqor sugaha hal hal u gacan qaaday qaar ka mid ah ardaydaasi.

Talaabadaani ayaa noqoneyso tii ugu horeysay oo uu qaado Mr Kronprins Haakon waxa ayna sara qaaday mooraalka Carruurta Soomaalida.

Ujeedka booqashadiisa ayaa ahaa mid la xiriirta indha indheynta xaaladda waxbarasho ee Carruurta Soomaaliyeed.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA
1

2

3

4

5