Taariikhda taliyaha cusub ee Ciidamada Xoogga

Muqdisho (Caasimada Online) – Major General Mohamed Aden Ahmed (Sareeye Gaas), wuxuu ku dhashay magaalada Burco, gobolka Togdheer, wuxuuna waxbarashadiisa aas-aasiga ee hoose kusoo qaatay dugsiga hoose, dhaxe iyo sare ee Sheekh.

Waxbarashadiisa Ciidan:

Military Academy ( Cairo Egypt ) Kuliyadda ciidamada ee Masar
Command and General Staff College (Frunze, Moscow, Soviet Union) – Kuliyadda hoggaaminta ciidamada ee Ruushka.
U.S.A Army War college Strategy Studies -Kuliyadda dagaalka ee Maraykanka.

Tababarada:

Bn. Battalion And Brigade Course.

Commandos Course -Tababar Ciidamada Kamaandooska

Parachute Course – Tababar ciidamada dalaayadaha ku booda (Baarashuudka)

Logistic Course -Tababarka Saadka

Political Course -Tababar siyaasada

Political Science Course – Tababar cilmiga siyaasada

POSTS: -Shaqooyinka uu soo qabtay:

Para Commandos Bn (Battalion). Commander (Balidogle).

Para Commandos Brigade Commander (Balidogle) – Taliayihii Ciidamada Kamaandoos ee Balidoogle

Division Commander Baledwayne. -Taliyaha ciidamaada qaybta Baladwayne

60th. Sector Baidhabo. Taliyaha qaybta 60 naad ee Baydhabo

21th. Sector Dusamareb -Taliyaha qaybta 21 naad ee Dhusamareeb

General Directorate of Operations for General. H.Q of Army Forces -Taliyaha guud ee howlgalinta ciidama qalabka sida

Chief of Staff of Somali National Armed Forces – Taliyaha Guud ee Ciidama qaranka Soomaaliyeed

INTERNATIONAL MILITARY EXERCISIES.. (Dhoolotusyo Ciidan oo Caalamiya)

Egypt Somalia joined Exercise – Dhoolotus Ciidankan Xoogga Masar iyo Ciidanka Xoogii Soomaaliyeed

Soviet Union Somali joined Exercise.. Dhoolotus Ciidankii Xoogga Midowga soofiyeeti (Ruush) iyo Ciidankii Xoogga ee soomaaliyeed

U.S.A. Somali joined Exercise – Dhoolotus Ciidankan Xoogga Maraykanka (U.S,A) iyo Ciidanka Xoogii Soomaaliyeed

CONFERENCES

Waxaa uu ka qayb galay taliyaha shirar iyo kulamo ay qabatayteen (UN-AU-Arab League-Igad oo xal raadis ahaa)

UN Summit and Successions.

AU Summit and Successions

Arab league Summit and Successions

Igad Summit and Successions

W/D Dr. Rashid Mohamoud Yusuf ‘’Hussein’’

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com