25.2 C
Mogadishu
Saturday, July 5, 2025

Sawirro: Madaafiicda Baydhaba lagu garaacay & khasaarahooda

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Baydhabo (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya madaafiic lagu garaacay xaafadaha qaar ee magaalada Baydhabo, kuwaasi oo waxyeelo kala duwan geystay.

SIda wararka ay sheegayaan ku dhawaad 20 ruux ayay waxyeelo kala duwan kasoo gaartay madaafiicda lagu garaacay magaalada Baydhabo.

Sawiro laga soo qaaday goobta madaafiicda ku dhaceen ayaa muujinaya burbur guryo ku yaala magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

1

2

4

3

5

7

- Advertisement -

Read more

Local News