Warbixin ku saabsan sida beelaha Soomaaliyeed ay u kala degaan J/HOOSE, J/DHEXE iyo GEDO

Muqdisho (Caasimada Online) – Dhowaanahan waxaa muran ka taagnaa baarlamanka Jubblanad iyo qaabka loo qeybiyey xildhibaanadiisa oo beelo badan ay dood ka keeneen in xuquuqdii ay ku lahaayeen deegaan ahaan uu Axmed Madoobe duudsiiyey.

Haddaba waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa warbixin ku saabsan sida beelaha Soomaaliyed ay u kala degaan saddexda gobol ee maamulkaas ee Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo:-

2 0013 0015 0011 001