DANJIRE AMERIKA oo lagu so dhaweeyey OSLO

Danjire Mohamed Ali Nur Amerika ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Wadanka Norway gaar ahaan Magaalada Oslo.

Ambassador Amerika ayaa casuumaad ka helay Jaaliyadda Soomaliyeed ee Wadanka Norway, ayagoo uga mahad celinayo howlihii wanaaga badnaa ee uu qabtay intii xilka Safiirnimo uu hayay.

Maalmaha uu joogi doono Danjire Amerika Wadanka Norway waxuu kulamo la qaadan donaa qeybaha kala duwan ee Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku nool guud ahaan gobolada Dalka Norway.

Xaflad weyn uu kula hadli doono Jaaliyada Soomaalida ee Magaalada Oslo waxeey dhici doontaa Maalinta Jimcaha oo tariikhda ku beegan 05.06.2015 Saacaduna ay tahay 16:00-22:00.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA SOO DHAWEYNTA AH:

ameame1ame2ame3ame4ame5ame7

Waxii faah faahin ah oo ku saabsan Xaflada iyo halka ay ka dhaceeyso kala xiriir guddiga Qaban Qaabada.

Abdirisaaq:   90610051
Hussein:        91283030

Qore Abdifatah Lajecloow
Oslo Norway