Waxaa bahda cayaaraha jecel lagu wargelinayaa inuu soo baxay website-kii ugu cajiibsanaa ee arrimaha cayaaraha wax ka qora, waana website-ka www.gool.net
Waxyaabaha cajiibka ah ee webka www.gool.net lasoo shaac baxay ayaa ka mid ah soo gudbinta muuqaalada xirfadaha cayaaryahanada ku jira suuqa kala iibsiga, fallanqeyno iyo wararka xasaasiga ah ee kooxaha, ayada oo koox walba wararkeeda gaarka ah looga sameeyey bog u gaar ah www.gool.net
Sidoo kale webka www.gool.net ayaa loo dhisay si xirfadeysan oo qurux badan, islamarkaana ay fududahay isticmaalkiisa, marka aad kasoo gasho mobile ama computer intaba.
Booqo webka www.gool.net

