25.4 C
Mogadishu
Tuesday, July 21, 2026

Wuxuu ahaa laba xaasle korsanaya 9 caruur inta aysan hal dhacdo wax walba beddelin + Video

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxa uu haystaa laba xaas iyo sagaal caruur ah, oo uu u shaqeysanayey islamarkaana dabarayey noloshooda. Hase yeeshee mar qura ayay noloshiisa is-beddeshay. Maskaxda ayaa ka tagtay, waxaana uu noqday qof aan waxba qabsan karin in isaga wax loo qabto maahee, kadib qaraxii xooggaan ee 14-ka October. Waa sheekada xanuunka badan ee Liibaan Nuur Cosoble.

- Advertisement -

Read more

Local News