Xog: 9 Caqabd oo kusoo baxay doorashadii Somalia (Qoraal sir ah oo loo diray Madasha)

Muqdisho (Caasimada Online) – Shirka madasha hoggaanka qaran ee ka furmay caasimadda Muqdisho, ayaa horyaalla 9 qodob oo ay tahay in ay go’aan ka gaaraan.

Sagaalkan qodob aya ah caqabado uu soo gudbiyey guddiga doorashada oo ayaga oo aan la xalin aysan dalka ka dhici karin doorasho.

Qoraalkan oo uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaranka Abuukaate Cumar Dhagey ayaa muujinaya in doorashooyinkii Soomaaliya ay u muuqdaan kuwa waqtigooda aan ku dhici doonin, lagana yaabo in mar kale dib loo dhigo.

Hadaba halkan ka akhriso qodobbadaas:

[su_document url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2016/09/FIEIT-Letter-to-NLF-5.09.2016.pdf” width=”700″ height=”1300″]

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com