Jaamac Cali Naasir
Zamzam Yuusauf Nuur
Ardo Maxamed Cali
Faa’iso Ibraahin Isxaaq
Deeqo Ibraahin Isxaaq
C/fitaax Ibraahin Isxaaq
Ayaan Aadan Cali
Aamino Maxamuud Garweyne
Fartuun Cali Cabdi
waxay hambalyo iyo bogaadin ay leeyihiin C/salaan Maxamuud Axmed iyo Deeqo Maxamed Xasan, oo ay 25kii bishan November 2012-ka uu Wiil ugu dhashay magaalada Seattle Washington ee Dalka Maraykanka, wiilkaas waxaa loo bixiyay, Ilyaas C/salaan Maxamuud. Soo barbaar ayay leeyihiin, noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo Diintiisaba anfaca. Aamiin.
Hambalyo Dhalasho.
Hooyo Suldaano Muxumad Abuubakar
Ikraam C/laahi Axmed
Ilhaan C/laahi Axmed
Fardowso Aamin Xasan
Ayaan Aadan Cilmi
Fartuun Cali Cabdi iyo Seygeeda
Axmed Yuusuf
Raxmo Yuusuf
Maxamed Yuusuf
Cali Cilmi iyo dhammaan qoysaska, Reer Maxamud Axmed Iyo Reer Maxamed Xasan, waxay hambalyo iyo bogaadin ay leeyihiin C/salaan Maxamuud Axmed iyo Deeqo Maxamed Xasan, oo ay 25kii bishan November 2012-ka uu Wiil ugu dhashay magaalada Seattle Washington ee Dalka Maraykanka, wiilkaas waxaa loogu wanqalay Ilyaas C/salaan Maxamuud. Soo barbaar ayay leeyihiin, noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo Diintiisaba anfaca. Aamiin.