28.1 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Caasimada Online oo heshay warqadii Cabdi Weli looga dalbay is-casilaadda

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Illaa 14 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Cabdi Weli Sheekh Axmed, ayaa xalay ugu baaqay ra’iisul wasaaraha inuu sida ugu dhaqsiyaha badan xilka isaga casilo.

Wasiiradan ayaa sheegay in khilaafka madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha uu gaaray heer ay dowladdii federaalka shaqeyn weysay, ayna qasab noqotay inay arrinta soo faro-geliyaan.

Wasiiradan ayaa warqad ay qoreen 13-kii bishan kuna saxiixeen magacyadooda waxa ay u gudbiyeen ra’iisul wasaaraha.

Caasimada Online ayaa heshay warqaddii rasmiga ahayd ee ra’iisul wasaaraha looga dalbaday is-cailaadda oo ay saxiixeen illaa 16 wasiir.

Halkan hoose ka arag

warqad wasiir 1

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News