Daawo haweney Somali ah oo gursatay nin Zan-Zibaar oo soo dirtay fariin…

Haweeney Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Muqdisho oo guursatay nin u dhashay dalka Zanzibar ayaa shacabka Soomaaliyeed usoo dirtay fariin murugo leh, kadib markii ay ku deyriyeen qoyskeeda oo ay sheegtay in ay ku kala sugan yihiin wadamada Yurub iyo Ameeriko.

Haweeneydan ayaa fariinteeda ku sheegtay in markii hore ay is guursadeen nin ay qaraabo ahaayeen, una dhashay labo cunug, ninkaasi hore ayey sheegtay in reerka ay ka dhalatay ku biili jireen, hase ahaatee ay kala tageen.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: