28 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Caasimada Online oo heshay nuqul ka mid ah mooshinka R/W CABDI WELI (Toban qodob oo lagu haysto C/WELI)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Laba maalmood ka hor, ayaa 140 xildhibaan waxa ay guddoomiyaha baarlamanka u gudbiyeen mooshin ay ku caddeynayaan inay doonayaan in kalsoonida ay kala noqdaan ra’iisul wasaare Cabdi Weli Sheekh Axmed.

Caasimada Online, ayaa heshay warqadda rasmiga ahayd ee loo gudbiyey guddoonka baarlamanka, waxaana ku qoran illaa 10 sabab oo ay xildhibaanada u adeegsadeen dalabkooda ah in codka kalsoonida loo qaado Cabdi Weli.

Inkasta oo mooshinka dib loo dhigay iminka, ayada oo uu xal raadinayo Jawaari, ayaa haddana waxaan idinla wadaageynaa warqaddaas si aad u aragtaan 10-ka sabab ee ay soo bandhigeen xildhibaanada.
moosh 1moosh 2

- Advertisement -

Read more

Local News