28 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Muungaab oo u duulay Qatar + Sawirro

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho(Caasimada Online) –  Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab”, ayaa maanta ka duulay magaalada Muqdisho isagoo kusii jeeda magaalada Doha ee dalka Qatar.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in casuumaad uu ka helay madaxda dowlada Qatar, isagoo sheegay inuu kala soo hadli doono arimaha horumarka wadanka gaar ahaan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Isagoo saxaafada kula hadlayay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayuu sheegay in madaxda casuumaada u fidisay uu u bandhigi dooni horumarka magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

1234

Caasimada Online
Xafiiska Wararka 
Muqdisho-Somalia

- Advertisement -

Read more

Local News