28.9 C
Mogadishu
Monday, June 16, 2025

Video: Guddoomiye Jawaari oo war ka soo saaray wixii maanta ka dhacay BF

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, ayaa ka hadlay buuqii maanta ka dhex dhacay xarunta baarlamanka Soomaaliya, halkaasi oo ay fowdo ka dhigeen xildhibaano taageersan ra’iisul wasaare Cabdi Weli Sheekh Axmed.

Maxamed Cusmaan Jawaari, ayaa wixii maanta dhacay ku faah-faahiyey farriin muuqaal ah oo uu usoo duubay shacabka Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka daawo

- Advertisement -

Read more

Local News