Copenhagen (Caasimada Online) – Shirka heerka sare ee iskaashiga Soomaaliya iyo bulshada caalamka oo ay martigalisay Denmark balse ay hagayeen QM iyo dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Copenhagen.
Dhageyso: Faarax C/qaadir oo wareysi kaga hadlay khilaafka iyo arrimo kale!!
Bookmark
Bookmarked

