28.7 C
Mogadishu
Friday, November 28, 2025

Goorta xukuumada CCC la horgeynayo baarlamaanka oo shaaca laga qaaday

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa goordhow soo idlaaday kulan gaar ah oo ay yeesheen xubnaha gudiga joogtada baarlamaanka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlayay arimaha xukuumada cusub ee Soomaaliya.

Xuseen Carab Ciisee, oo kamid ah gudiga joogta baarlamaanka ayaa goordhow u waramay Caasimada Online, wuxuuna sheegay in la isku raacay in xukuumada cusub baarlamaanka la horkeeno maalinta Sabtida ee soo socota.

Wuxuu sidoo kale sheegay in gudiga ay ka hor yimaadeen dalabka kasoo yeeray ra’iisul wasaaraha oo ahaa in Isniinta baarlamaanka ay horkeenayaan xukuumada cusub, laakiin la isku raacay maalinta Sabtida.

Hoos ka dhageyso wareysiga

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News