London (Caasimada Online) – Xiriirka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ayaa u muuqda mid shaki galinaya mustaqbalka dalka, iyada oo tagisti Muqdisho ee 3 M/weyne goboleed ay soo iftiimisey in ay qorshaha ay u tageen xamar ay tahey mid u gaar ah iyo muujinta awood mideysan oo lagu qal qal geliyo siyaasadda dowladda oo mid kasta uu doonayo inuu xubno ku yeesho golaha wasiirada.
Taliye Sanbaloolshe ma ku guuleysan doona qorshaha uu ku doonayo inuu reerkiisa…
Beledweyne (Caasimada Online) – Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Taliyaha hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA ayaa laba jeer ku laabtay gobolka Hiiraan, tan...