28.5 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Sawirro: Safarka madaxweyne GEELLE ee Muqdisho iyo wixii uu dhacay kadib

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jabuuti iyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka qeyb galay xaflad looga hadlayo maalinta afka hooyo oo ka dhaceysa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Wafdiga madaxweynaha Jabuuti ayaa tagay hotelka City Palace ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay ka dhaceyso xaflad si heersare ah loosoo agaasimay ayna ka qeyb galeen madaxda ugu sareyso dowlada.

gele1gele2gele3gele4gele5gele6gele7gele8gele9gele10

- Advertisement -

Read more

Local News