26.1 C
Mogadishu
Monday, November 17, 2025

Haweeneey Shiineys ah oo ku bareysa Afka Soomaaliga (Daawo)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Marna waad qosleysaa marna waad yaabeysaa sababtoo ah waa haweeneey u dhalatay dalka China oo diyaar u ah inay ku barto luqadda Afka Soomaaliga.

Halkaan ayey ugu heeseysaa dhowr caruur ah iyadoo si sahlan u aqrineysa Soomaaliga. Dhibna uma aragto inay ku barto adiga sababtoo ah iyada ayaaba baratay mid ka mid ah luqadaha adduunka ugu adag isla markaana isku soo laablaabashada badan.

Muuqaalkaan ayaana laga helay haweeneydaan 18kii bishaan April, halkaan hoose ayaadna ka daawan kartaa muuqaalkaan cajiibka ah.

- Advertisement -

Read more

Local News