26.3 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025

Maxaad kala soctaa qodobada shirka Garoowe?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo uu shirka Garoowe noqday mid la isku mari la’ yahay islamarkaana kusoo koobmay arrinta Gobollada Dhexe iyo Hiigsiga 2016-ka, ayaa waxaa hadana soo baxaayo qodobada xasaasiga ah ee la isku hayo.

Madaxweyne Xassan waxa uu ka meer meerayaa inuu si cad u qeexo maamulka gobollada dhexe halka Puntland iyaduna ay ka dooneyso in wax waliba ay u dhacaan sida ay iyadu maagan tahay, ayada oo dooneysa in laga saaro gobolka Mudug..

Haddaba waxaan halkaani idinkugu heynaa Qodobada dhaliyay xiisada iyo kuwa shirkaasi looga hadlaayay:
ajande

- Advertisement -

Read more

Local News