Gobolka hiiraan ayaa u muuqda mid lugaba lasii galaya marxalad khilaaf, iyada oo beelaha dega intooda badan ay isku raaceen iney la midoobaan gobolka shabeelaha dhexe, halka beesha xawaadle oo qura ay kasoo horjeesatay oo ay qabatay shir u gar ah, hadaba arrimahaas waxaa lagu falanqeeyey dood laga sii daayay TVga Royal oo uu soo saaray Wariye Maxamed Yuusuf Axmed ee ka bogo.
Maxaad ka ogtahay arrinta dhashay musuqa ‘xarkaha goostay’ ee Soomaaliya?
Muqdisho (Caasimada Online) – Marka maqasho ereyga musuq oo lala xiriiranayo hay'addaha dowladdaada, waxaa durba kugu soo dhacda lacag la xaday ama hanti dowladeed...