DF Soomaaliya oo ku dhawaaqday olole ballaaran oo ay uga hortagayso…
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday olole ballaaran oo looga hortagayo cudurka Ebola, xilli uu cudurkan saameyn xooggan ku yeeshay...
Xeer ilaalinta oo shaacisay cidda xalaaleysay xabsi ku haynta Sacdiyo Bajaaj
Muqdisho (Caasimada Online) – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan maxkamad la horgayn doono Sacdiyo Macalin...
Maxaa maanta ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya? + Sawirro
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta Madaxtooyada Soomaaliya ka qabsoomay kulan muhiim ah oo u dhexeeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo...
Maxkamadda sare oo go’aan ka gaartay natiijada doorashada Koonfur Galbeed
Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda sare ee dalka ayaa si rasmi ah u ansixisay natiijada doorashooyinkii goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee dhawaan ka dhacay...
Turkiga oo taankiyo, diyaarado dagaal iyo hubkii ugu cuslaa siiyay ciidamada Gorgor
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa ballaarisay barnaamijka tababarka milateri ee ay siiso ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor, iyadoo markii...
Wasiir kula taliyay mucaaradka inay u guuraan Dayniile iyo Gubadley
Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo qoraal soo saaray ayaa weerar culus oo afka...
Maxaa xiligaan ku soo aadiyay safarka Saciid Deni ee Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya?
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa u dhoofay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya oo xiriir xoogan kala dhaxeeyo...
Macallin Mahdi oo fursad siyaasadeed ka dhex arkay taageerayaasha Arsenal – Sidee?
Muqdisho (Caasimada Online) - Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin oo loo yaqaano (Macallin Mahdi) ayaa fursad siyaasadeed ka dhex...
Join our community of SUBSCRIBERS and be part of the conversation.
To subscribe, simply enter your email address on our website or click the subscribe button below. Don't worry, we respect your privacy and won't spam your inbox. Your information is safe with us.

