25.3 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025

Sawirro: Cabdi Weli Gaas iyo Faroole oo kulmay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ayaa shalaya gurigiisa uu ka dagan yahay magaalo madaxda Garowe ku booqdey madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole.

Kulanka labada madaxweyne ayaa diirada saarayey xog wareysi iyo u tacsiyeen madaxweyne Faroole oo geeri naxdin badan bishii April,2015 ku timid xaaskiisa AHN Aamino Abiib.

Dhinaca kale Issimada gobolka Nugaal, Islaan Ciise Islaan Maxamad iyo Suldaan Siciid Garase ayaa booqasho ugu tagey madaxweynhii hore ee Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole.

Kulamada madaxweynihi hore ee Puntland la yeelanayo Isimada, madaxda Puntland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa imaanaya maalmo kadib markii booqasho ku yimid magaalo madaxda Garowe 29 July,2015.

gaaska 1

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News