24.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

CAASIMADA ONLINE oo heshay documents soo shaac bixiyey sirta qaar ka mid ah madaxda DFS

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Maalmihii ugu dambeeyey waxaa jiray fadeexad  weyn oo ruxday shirkada Soma Oil and Gas iyo madax ka tirsan dowladda federaalka ah ee soomaaliya, oo lugaha la galay musuq maasuq la xiriira heshiisyo ku saabsan shidaal barista Soomaaliya.

Dowladda UK ayaa baaritaan ku billowday shirkaddaas, waxaana sidoo kale jiray warbixino QM kasoo baxay oo iftiimiyey fadeexaddan.

Caasimada Online ayaa heshay documents muujinaya fadeexadda iyo dhinacyada ku lugta leh. Waxaa documents-ka soo saaray guddiga Somalia Eritrea Monitoring Group ee qaabilsan kormeerka cunaqabateynta Somalia.. Waxaa kale oo ku jira emailo dhex maray madaxda dowladda Soomaaliya iyo shirkadda Soma Oil and Gas.

Waxaad ka aqrisan doontaan xog yaab leh oo ku saabsan arrintan

Hoos ka aqriso documents-ka

[pdf-embedder url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2015/08/SEMG-OC.31-Chair-re-Soma_Oil_and_Gas.pdf”]

[pdf-embedder url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2015/08/Soma-Oil-and-Gas-Holding-Ltd-28July2015-Somalia2.pdf”]

- Advertisement -

Read more

Local News