25.4 C
Mogadishu
Thursday, October 23, 2025

DEG DEG: Gudoonka sare BF oo war cad kasoo saaray mooshinka laga gudbiyay Xasan Sheekh

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoonka sare ee BF Somalia ayaa goordhaw war cad kasoo saaray Mooshinka maalin ka hor laga geeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud.

Warbixinta kasoo baxday gudoonka BF ayaa waxaa lagu sheegay in gudoonka uu si rasmi ah u aqbalay mowshinkaasi.

Gudoomiyaha wuxuu sheegay in Mooshinka ay u maarayn doonaan si waafaqsan Dastuurka iyo shuruucda kale ee dalka u degsan.

fd7be2e3

- Advertisement -

Read more

Local News