29.9 C
Mogadishu
Friday, November 14, 2025

Daawo VIDEO: Xaqiiqooyinka aadan ogeyn ee dabriga Kenya ay ka dhiseyso xuduuda Somalia.

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Columbus (Caasimada Online) – Barnaamijka Sahan Show ee taleefishinka Dalmar TV ayaa waxaa lagu warreystay laba aqoonyahan oo Soomaaliyeed oo kala ah Cabdisalaam Xaaji ismaaciil iyo Daahir Cali Dhuux.

Labadan aqoonyahan ayaa waxa ay ka hadlayaan arrimo dhowr ah oo ku saabsan darbiga Kenya ay ka dhiseyso xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya, oo dadka inta badan aysan ka ogeyn xaqiiqooyin ku filan.

Cabdisalaam Xaaji ismaaciil iyo Daahir Cali Dhuux waxa ay diirradaa saarayaan arrimo ay ka mid yihiin sharci ahaanshaha darbiga iyo qorshaha Kenya ay ka leedahay, iyo arrimo kale.

- Advertisement -

Read more

Local News