Madaxweynaha Somalia Prof. Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay, halkaasi oo uu ka jeediyay Khudbad aad u qiimo badneyd, oo uu dhinacyo badan taabaneysay, waxaana uu kaga hadlay arriimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka iyo waxyaabaha socda.
Somaliland oo caalamka ka dalbatay faro-gelinta kiis culus oo ka taagan Muqdisho
Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa baaq culus u dirtay beesha caalamka, kaasi oo la xiriira kiiska dilka Agaasimihii waaxda diyaaradaha ee hay’adda...