26.1 C
Mogadishu
Monday, June 1, 2026

Sawirro: Xaaladda kabtankii diyaaradda DAALO

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Capt. Vlatko Vodopivec oo ah wadihii Diyaarada Daallo ee dhawaan Garoonka Aadan cadde kasoo degtay iyada oo holceysa ayaa sheegay inay ku adag tahay in markale uu lasii shaqeeyo shirkadaha Diyaaradaha Somalia.

Capt. Vlatko Vodopivec, waxa uu sheegay in xaaladu tahay mid adag haddii uusan dhabar adeeg muujin laheyna ay haligmi lahaayen dhammaan rakaabkii la socday diyaarada.

Capt. Vlatko Vodopivec waxa uu sheegay in Dowlada Somalia ay awood ku bixisay in Qaraxii ka dhex dhacay Diyaarada ay dusha u saarto maamulka shirkada, waxa uuna tilmaamay in markii horaba uu ahaa mid dareensan xaalad adag.

Capt. Vlatko Vodopivec waxa uu sidoo kale sheegay in isaga qudhiisa uu shoog iyo walwal ka qaaday dhacdadaasi.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
3,,

3.

"</p

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News