31.9 C
Mogadishu
Sunday, May 3, 2026

Sawirro: Arrin mucjiso ah oo lagu arkay Cadaado

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Mucjisadaani oo daawashadeedu ay isugu soobaxeen Boqolaal qof ayaa waxaa lagu arkay Magaalada Cadaado.

Mucjisadaani oo u muuqaal eg neef ka muuqaal duwan kuwa kale oo leh laba madax iyo Sideed lug kaasi oo meydkiisa lagu arkay mid kamid ah wadooyinka ugu caansan magaalada Cadaado.

Dadka daawashada mucjisadaani isugu soo baxay ayaa is weydiinaaya waxa ay Mucjisadu tahay, balse waxa ay gabi ahaantooda isu raacen inuu yahay neef ari oo yar.

Mucjisadaani ayaa muujineysa awooda alle waxa ayna qeyb ka tahay Mucjisooyinka ugu badan mudooyinkaani kusoo badanaayay dalka Somalia.
Muc1

Muc2

Muc3

- Advertisement -

Read more

Local News