28.1 C
Mogadishu
Monday, May 11, 2026

Arrag Sawir lagu fashiliyay sirta ka danbeysay in Amaanka Muqdisho lagu wareejiyo M/G/Banadir

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawiraaga caanka ah ayaa Sawirkaani ka sameeyay Taliyaha Nabadsugida Qaranka Somalia Cabdiraxmaan Tuuryare.

Sawirkaani xanbaarsan ujeedada fog, ayaa waxaa lagu aftiiminayaa in Taliyaha uu xiligaani daneynaayo miisaaniyada Nabadsugida Qaranka, halka Ciidamada dhiigooda uu ku daadanaayo wadooyinka aysan qaadan xuquuqdii ay lahaayen.

Sawirka Taliyaha waxaa lagu muujiyay in Taliyaha uusan ahmiyad siineynin amniga, hase ahaatee uu door-bidaayo in lacagtaasi loo ogolaado, amnigana lagu wareejiyo maamulka Gobolka Banaadir.
XIL_DUQA

- Advertisement -

Read more

Local News