27.7 C
Mogadishu
Thursday, May 14, 2026

Sawirro: Arrintaan ma isku xayeysiineysaa DFS

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidamadda Asluubta Soomaaliyed Jen. Bashiir Maxamed Jaamac “Bashiir Goobe”, ayaa feel ugu jira qaadashada qadada lasiiyo maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhexe.

Feelka ayaa waxaa Bashiir Goobe ku wehlinaaya Mas’uuliyiin kale oo muujineysa in raashiinka loo kariyo maxaabiista ay xiliyada qaar cuni karaan Mas’uuliyiinta.

Dareenka Maxaabiista ayaa ku jaan-go’an mid nolol xumi ah, bacdamaa aysan helin cadaalada ay xayeysiiso Dowlada.

Maxaabiista ku jirta Xabsiyada ayaa iminka galay nolol ka duwan kuwii hore, walow Maxaabiista ay kala bar yihiin kuwo u xiran shaqsiyaad ka tirsan Dowlada ama ay yihiin kuwo dusha laga saaray Danbi aysan galin.

Bashiir1

Bashiir2

Bashiir3

Bashiir4

- Advertisement -

Read more

Local News