25.5 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025

Sawirro: Ruux isku soo miidaamiyay SHIMBIRO oo kala carar ku riday Rakaab saarnaa Diyaarad

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Ruuxaani ayaa qalqal galiyay Diyaarad tiilay Garoonka Caalamig ee diyaaradaha ee Nhat International Airport oo ku yaalla magaalladda Ho Chi Minh City ee dalka Vietnam.

Ninkaani ayaa isku soo miidaamiyay Shimbiro dhowr ah kuwaasi oo la sheegay inuu doonaayay inuu u iib geeyo Jesiiradda Taiwan.

Dadka diyaarada raaci lahaa ayaa mar qura galay Jawi kala carar ah, kadib markii ay ka shakiyeen Ruuxaasi doonayey inuu si qarsoodi ah Diyaarad ula raaco Shimbiro.

Shimbiraha qaar ayuu ninkaasi ku hoos qariyay surwaalkiisa, halka qaarna uu ka buuxiyay shandad uu sitay, waxa ayna warbaahintu qortay in guud ahaan shimbirahaasi ay ahaayen 18 Shimbir oo nool.
1

2

- Advertisement -

Read more

Local News