Kismaayo (Caasimada Online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay iney soo dhaweynayaan go’aanka kasoo baxay madaxweyne Xasan Sheikh oo uu shalay ku sheegay inuu ansixiyay hishiiskii madasha kadib digreeto kasoo baxday xafiiska Xasan Sheikh.
Hoos ka akhriso qoraalka


