27.9 C
Mogadishu
Saturday, May 2, 2026

Xog: ISIS oo Kenya u qorsheysay weerar, maxaase dhacay kadib?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Nairobi (Caasimada Online) – Dowlada Kenya ayaa shaacisay in markale ay ka hortagtay weerar la qorsheeyay oo kooxda Daacish ay dooneysay iney ka geysato gudaha dalka Kenya, kadib qoraal kasoo baxay booliska dalka Kenya.

Waa weerarkii labaad oo ay booliska Kenya ka hortagan sanadkan,weeraradas oo ay qorsheynayen Kooxda Daacish, sida lagu sheegay qoraalka kasoo baxay ciidamada booliska ee dowlada Kenya.

BREASS

Caasimada Online
Xafiiska Kenya
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News