28.9 C
Mogadishu
Friday, November 14, 2025

Daawo ciidamo Jarmal oo dhex lugeynaya magaalada Muqdisho

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamo ka socdo dowlada Germany ayaa lagu arkay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo badankood tababar siinayay ciidamada dowlada Soomaaliya .

Ciidamadan ayaa waxaa la sheegay iney ka mid yihiin ciidamada midowga Yurub ee tababarka siinaya ciidamada dowlada Soomaaliya.

Ciidamada ayaa iyaga oo wata gaadiidka dagaalka waxaa lagu arkay qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, waxayna muujineysaa in ciidamo badan oo ajaaniib ah ay ku sugan yihiin dalka Soomaaliya.

Horey ayaa waxaa loosoo bandhigay saldhigyo qarsoon oo ciidamada Mareykanka ku leeyihiin magaalada Muqdisho, walow markii dambe la ogaaday in ciidamada Mareykanka ay saldhig ku leeyihiin Shabelaha Hoose.

- Advertisement -

Read more

Local News