28.9 C
Mogadishu
Monday, November 17, 2025

Aqriso waxa ku qoran siyaasada qaran ee Jinsiga ee DF (La-yaab)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Culumo iyo odoyaal Soomaaliyeed ayaa eedeyn kulu u jeediyey xeerka siyaasadda qaran ee Jinsiga ee dowladda Soomaaliya oo ay sheegeen inay ku jiraan waxyaabo ka dhan ah diinta iyo dhaqanka.

Waxyaabaha culumada ay sheegeen in xeerkan ay ku jiraan ayaa waxaa ka mid ah inuu simayo ragga iyo dumarka, islamarkaana baneynayo guurka jinsiga isku midka ah, sida rag iyo rag, iyo dumar iyo dumar.

Dowladda way beenisay eedeymahan, waxayna sheegtay in waxyaabaha ay culumada sheegayaan aysan jirin.

Caasimada Online ayaa soo heshay haddaba xeerkan muranka badan abuuray, waxayna idiin soo bandhigeysa si aad go’aan uga gaartaan waxa ku qoran.

Haas ka aqriso xeerka AMA HALKAN KALA DEG

[su_document url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2016/06/06300440413qabyo-qoraalka-3-ee-siyaasada-jinsiga-copy.pdf” width=”700″ height=”1300″]

- Advertisement -

Read more

Local News