29.9 C
Mogadishu
Wednesday, October 22, 2025

Hayada culumada Soomaaliyeed oo digniin u dirtay haweenka baarlamaanka doonaya

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Hayada Culumada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay digniin kasoo saartay kamid noqoshada haweenka Soomaaliyeed ay kamid noqdaan baarlamaanka Soomaaliya.

Masuuliyiin ka tirsan hayada oo saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka digay in haweenka Soomaaliyeed ay kamid noqdaan baarlamaanka sanadkaan imaanaya.

Haweenka Soomaaliyeed oo dadaal badan galay ayaa waxaa loo qoondeeyay iney helaan 30% kuraasta baarlamaanka Soomaaliya ee imaanaya sanadkaan.

Qorshahan ayaa hayada culumada waxay ku sheegeen iney tahay mid laga keenay wadamada reer Galbeedka, islamarkaana aan loo baahneyn in lagu dhaqamaa.

Ummada Soomaaliyeed ayay sheegeen iney tahay ummada Muslim ah loona baahan in shareecada islaamka ah ku dhaqmaan.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News