26.3 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025

Daawo sawirrada doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Puntland

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Waxaa weli magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ka socda doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose oo ay u tartamayaan Musharaxiin badan.

Doorashada oo weli socta ayaa waxaa ku loolamaaya Musharaxiin horay uga mid ahaa Baarlamaanadii hore iyo kan hadda uu wakhtigiisu dhamaaday.

Kursiga ugu horeeya ayaa waxaa maamulka ugu fadhiistay Cali Yuusuf Cali oo helay cod dhan 49, halka C/Rashid Xasan Yuusuf oo la loolamaayay uu helay 1cod.

Jawiga Hoolka ay doorashada ayaa ah mid buuq iyo sawaxan leh waxaana doorashadaleysla gaar doonaa galabta.

 

garowe-sax-1

 

garowe-sax

garowe-sax-12

garowe-sax-10

garowe-sax-9

garowe-sax-7

garowe-sax-6

garowe-sax-5

garowe-sax-4

garowe-sax-3

garowe-sax-2

- Advertisement -

Read more

Local News