Muqdisho (Caasimada Online) – Warbaahinta caalmak ayaa aad u baahinayaa Sawirro Taariikhi ah oo ka turjumaaya marxaladaha ay soo mareen musharrixiinta madaxtinnimada Maraykanka Hillary Clinton iyo Donald Trump.
Sawiradaani Taariikhiga ah ayaa waxaa ka muuqda in labada Musharax ay soo mareen duruufo kala duwan oo aan lagu soo koobi karin qoraal.


