31.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 13, 2026

AKHRISO Liiska magacyada xildhibaanada Aqalka Hoose ee lagu doortay Kismaayo

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Kismaayo (Caasimada Online)-Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa waxaa maanta ka dhacay wajiga Saddexaad ee Doorashooyinka xildhibaanada Aqalka Hoose.

Doorashada wajiga Saddexaad oo wakhti badan qaadatay ayaa ugu danbeyntii lasoo afjaray, iyadoo ay ku guuleysteen illaa 7 xildhibaan.

Shaqsiyaadka lasoo doortay ayaa intooda badan waxaa watay Ergooyinka ku sugan magaalada Kismaayo kuwaasi oo loo arko inay yihiin ku mudan xilka.

HOOS KA AKHRISO LIISKA MAGACYADA

1-Haashim Nuur Aadan

2-Maxamed Cali Cumar (Caana nuug)

3-Maxamed Cali Xuseen

4-Jibriil C/rashiid Xaaji

5-C/laahi AbuukarXaaji

6-C/qaadir Aaden Nuur

7-Xasan Cabdi Ismaaciil.

Xubnahaani la doortay ayaa qeyb ka noqon doona Xildhibaanada Afarta sano ee soo socta.

Caasimada Online
Xafiiska Kismaayo
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News